Si aad u kala doorato wajiga hore website kaada waxa ka soo muuqanaa waxaad u baahantahay inaad kala doorato Post ama Page , si aad arinkaas u sameyso fadlan raac tilmaamahaan:-
- Soo gal (log in) wordpress dashboard
- Waxaad tagaysaa Setting
3.Waxaad doorataa Reading , qeybta ay ku qorantahay Your homepage displays ka dooro Static page ama your latest post
54.Guji/ Click Save Changes