How to Add New Product

Updated on October 17, 2022

Si aad alaab ugu soo dartid Dukaankaaga Online-ka raac hagahaan.

  1. Guji Products > ka dib ka dooro Add New, sida aad ka aragto sawirka hoose.
  2. Ku qor Magaca alaabta(Product Name) iyo faah faahinta alaabta (Product Description)
  3. Dooro nooca alaabta aad iibineesid. WooCommerce waxay kuu ogolaaneysaa inaad isticmaasho noocyada kala duwan. Waxaad kala dooran kartaa afarta nooc. Badeecad fudud – Waa midda caadiga ah. Noocan ah ayaa caan ku ah milkiilayaasha dukaamada WoCommerce. Tusaale ahaan, hal-cabbir, hal size iwm.
  4. Ku Buuxi sanduuqa Alaabta (Product meta box) gali qiimaha caadiga ah iyo kan iibka ah. Qiimaha iibka waxaa loogu talagalay markii aad go’aansato inaad sameyso olole dhimis. Haddii kale, dadka wax iibsanaya waxay arki doonaan qiimaha caadiga ah. Xaga hoose, xulo heerka canshuurta – haddii sheyga la canshuuri karo iyo in kale. Hadday haa tahay, xulo heerka cashuurta.
  5. Ku dar xoogaa dhammaystir ah. Dooro Category(qeybta) alaabta iyo sidoo kale sawirka alaabta ka soo muuqan lahaa
  6. Guji Publish si aad u post gareesid alaabta . Hit the publish button

Explore more

Scroll to Top