Facebook WooCommerce wuxuu ku xiraa dukaankaaga Bogaaga Facebook-ga si u gaarto Macamiil fara badan. Sido kale waxa uu ku sahalaya.
- In macaamiisha ka baaraan badeecadaha dukaankaaga laga helo karo Bogga Facebook.
- Gaarista macaamiil cusub, iyo la socodka xayeysiinta alaabahaaga.
- Inaad si fudud ula sheekaysato macaamiisha dukaankaaga adiga oo isticmaalaya Facebook Messenger.