Mudane Maamule,
Si aad u hormariso hoteelkaada waa inaad si maalinle ah ula socotaa dhaq-dhaqaaqa xisaabtaada, DEEGAAN software waxaad ka heleysaa warbixin kasta ee aad u baahneyd si xisaabta ula socoto maalinkasta , waxaad tageysaa ka dib warbixinada hoos ku xusan mid kasta gooni ula dag, daabaco ama u aqriso (download , print and view).
- Hotel Revenu Report : Waxaad ka heleysaa dhamaan dakhliga/invoice yadii la jaray oo isugu jiro qol ladagay (rooms), hool la kireeyay (halls) ama lacag adeeg loogu qabtay qof qol dagay ama hool la kireystay (services).
- Receipt Report: Waxaad ka heleysaa lacagihii la qabtay ee hoteelka adeegyadiisa khuseeyay.
- Expenses Report: Waxaa si joogta ah u heli kartaa waxii qarash baxay dhamaantood ama si gooni gooni ah mushaaraad , maqaayadda , shirkadaha aad badeecada ka gadato iyo xisaabaad kale( (All Types , Restauran Expenses ,Expenses Accounts).
- Account Receivable Report: Warbixintaan waxaad ka heleysaa dhamaan deymaha kaa maqan.
- Services Revenue Report: Hadii aad bixiso adeegyo ka baxsan kireyn hool ama qol waxii qaansheegto ka baxsan ayaad halkaan ka heli kartaa si guud ama si gaar ah oo aad adeeg gaar ah ku eegeyso dhaqaalaha ka soo galay.
- Room / Hall Status: Si aad ula socoto qolal ka ama hoolalka la kireystay ee ladagan yahay ama ayaad ka heli kartaa si billa ah (Manage room status by calendar either booked / confirmed) , si aad u hesho xogtaas guji/click sii logo-daada.
Hadii aad caawimaad u baahato nagala soo xariir WhatsApp +252 612666657 / +252 617717070