Si aad u soo gasho website kaada Cpanel kiisa raac tilmaamahaan:-
- Waxaad ku qortaa browser magaca website kaada oo raacsan /cpanel tusaale www.mywebsite.so/cpanel .
- Fadlan gali username & Password
- Kadib Login
F.G: Hadii aad garanweyso furayaasha haku cel-celin wax ka badan saddex(3)jeer ,sababtoo ah si automatic ah ayuu u xirmi doonaa website-ka.