Si aad sub domain u abuurto marka hore Cpanelka domainkaada gal
- soo gal Cpanel (login cPanel)
- Qeybta Domains , Guji/Click domains
- shaashada cusub ee kuu soo baxday waxaad click siisaa Create A New Domain
- subdomainka aad rabto waxaad ku qoreeysaa khaanada ay ku qorantahay Domain kadib waxaad click siineysaa Submit
Sidaas ayaa subdomain ku sameeysay