Step1: Guji calaamada yar ee gaduudan(Red Icon)
Step2: Waxaa kuso baxaya shaashadaan hoose Payment number waxaa gelisaa numberka lacagta aad ka bixineyso adigoo ka bilaabayo 61-XXXX-XXX kadib waxa gujisaa Checkout / Bixi Lacagta
Step3: Mobilkaaga waxaa kaaga soo muuqan doono shaashadaan hoose dooro 1. Haa
Wixi ka dambeeyo binkaaga geli si aad lacagta u dirto