Connect Facebook for Woocommerce

Updated on October 1, 2020

Raac tallaabooyinka hoose si aad ugu xirto dukaankaaga Facebook.

  1. Tag WooCommerce > Facebook oo guji si aad u bilaabto (Go to WooCommerce > Facebook and click Get Started).
  2. Waxa ku soo bixi doono Facebook, kaas oo ku weydiin doona :
  3. inaad hore u gashid . haddi aadan horey ugu jirin. (Login to Facebook, if you’re not already logged in).
  4. Inaad abuurato Facebook Page amase aad isticmaasho Facebook Page-kaaga ee hore u jiray si aad ugu xerto.

5. Ogoloow si aad isugu xero Woocommerce iyo business Facebook page(Authorize the connection between WooCommerce and Facebook for your business).

6. Markii aa dhameso isku xerka, waxad dib ugu laaban karta website dashboard si aad u saxdo meelo qaar. (Once setup is complete, you can go back to your site admin to configure other settings and features).

7. Waxaad ka arki kartaa hantidaada ku xiran wakhti kasta WooCommerce> Facebook> Tabka Xiriirka (You can view your connected assets at any time from the WooCommerce > Facebook > Connection tab)

8. Si aad u maamusho hantidaada isku xiran oo aad awood ugu yeelatid astaamo kale, sida sameynta boggaaga Facebook Shop, dhagsii Maareynta Xiriirka si aad u furto aaladda Fidinta Ganacsiga ee Facebook. (To manage your connected assets and enable other features, such as setting up your Facebook Page Shop, click Manage Connection to open the Facebook Business Extension tool).

Explore more

Scroll to Top