Dhammaan koorsooyinka boggaaaga internetka waxaa loo qaybin karaa qaybo (Category). Qaybaha koorsada waxaa abuuri kara maamulka iyo macalimiinta labadaba.
Si aad ugu darto qayb koorsada cusub,
- raac Dashboard> STM LMS Settings> Courses Category.
- Geli magaca qaybta cusub Waxa kale oo aad u dhejin kartaa sawir, dooro astaanta iyo midabka oo bixi sharaxaadda.
- Guji Add New Course category button si aad u seef gareeso qebyta cusub.