Daily Reports for Restaurant Manager (Warbixinada Maalinlaha ee Maamulaha Maqaayadda)

Updated on October 11, 2022

Mudane Maamule,

Si aad u hormariso maqaayadda waa inaad si maalinle ah ula socotaa dhaq-dhaqaaqa xisaabtaada, DEEGAAN software waxaad ka heleysaa warbixin kasta ee aad u baahneyd si xisaabta ula socoto maalinkasta , waxaad tageysaa    ka dib warbixinada hoos ku xusan mid kasta gooni ula dag,

  1. Todays Restaurant : Kani waa warbixin koobn oo qaab shax aad ku heleyso wax kasta oo la xariiro maqaayadda hadey ahaan leyd (Maanta Inta lagaday , Deynta Maqan , Kaashka la qabtay , Deyn Maqan oo laqabtay iyo Qarashka ku baxay maqaayadda)
  2. Sales Today : Warbixintaan waa mid faah-faahsan oo aad ku ogaaneyso maanta maqaayadda waxii ka gadmay , lacagta guud ee la qabtay iyo lacagta maqan.
  3. Today’s Receivables from waiters : Warbixintaan waxaad ku ogaaneysaa kabal yeeri (waiter) kasta intuu gaday , inta lacag ah uu qabtay iyo inta ku taagan oo deyn ah.
  4. Top 10 Food Sold Today : Warbixintaan waxay kaa caawinee inaad ogaato cunnooyinka 10ka ah ee loogu gadasha badan yahay maalinkasta

Explore more

Scroll to Top