Si koorso Cusub loo xareeyo marka hore waxa lagama maarmaan ah in aad diyaarsato dhamaan casharada, assignment, quizes, video, qoraalada ama documents-ka Koorsada ay ka koobnaa laheed. Si aad Koorso cusub u xareeso Fadlan raac Tilmaamahan.
- Gudaha u gal website ka (Login to your website)
- Guji MS-LMS ka dibna dooro Courses
- Halkaan waxad ka abuuri kartaa Koorso Cusub. Guji Add New Course.
- Add Title Ku qor magaca Koorsada Tusaale ahaan Human Resource Management ka dibna waxaad doortaa Category Koorsadas aya ka tirsan tahay tusaale ahaan Art .
- Hagaaji ama dhis Course Curriculum. si aad u dhisto course curriculum waxa lagama maarmaan ah in ay ku diyaarsan yihiin casharada ay koorsada ka kooban tahay.
- Course curriculum si aad u sameeso waxa ay ka kooban Section Title oo ah cinwaanka Module . Samee cinwaanka chapter tusaale ahaan Chapter one . lesson title oo ah cinwaanka casharka tusaale ahaan lesson one ka dibna ENTER dooro si aad save u dhahdo.Waxad sido kale dooro New Section si aad section cusub u sameesid.
- Marka aad abuurtid ama isku hagaajisid Course Syllabus waxa muhiim ah inaad tagto Course Settings.
- Course Settings waxa ay ka kooban tahay dhowr . General Settings, Course Price, Expiration, Content Drip, Prerequests iwm
- Course price Settings
- Ugu dameyn dooro sawirada Koorsada