Si aad user cusub ugu soo darsato GSUIT waxaad gashaa link-gaan https://admin.google.com/
- Waxaad click siisaa Directory dhanka bidix
- Kadib waxaad kasii doorataa users
- Users marka aad click siiso xaga sare waxaad kasii doorataa Add New User
- waxaa kuu soo bixi doono form waxaad ku buuxisaa xogta emailka cusub kadib create kuji