How to Set Featured Image

Updated on September 13, 2015

Si qormo aad ugu yeesho sawirka 1aad ee ka soo muuqanaa waxaad raacdaa sidaan:-

  1. Waxaad tagtaa dhanka midig ee qormada “Featured Image
  2. Waxaa kuu soo baxaa halkaad ka xulan lahayd sawirka
  3. Sawirka hadii aad ku haysato computer kaada waxaad doorataa Upload Files hadii uu website kaada ku jirana Media Library
  4. Ugu dambeyn guji Set Featured Image

Explore more

Scroll to Top