How to Setup inventory

Updated on December 13, 2022

Mudane Maamule,

Si aad u hormariso hoteelkaada ama maqaayadaada waxaa aasaas ah hagaajinta badeecada aad soo iibsato si maalinle ah , isbuucle ah ,billa ah ama sanadle ah, hadaba dajinta halbeegyo saxan waxa uu kaa ilaalinayaa inaad khasaarto oo badeecada kuu taalo si khaldan loo isticmaalo, alaab kasta waa inaad u badashaa dollar $ si wax kasta kuugu tirsanaado.

 

Hadab la dag Excel kaan si aad u fahanto shaxda loo dajiyo badeecada.

Explore more

Scroll to Top