Restrict Word Press wp-login access

Updated on March 18, 2017

Si aad wp-admin iyo wp-login.php aad kaligaa u gasho oo uu qof kale u galin raac tilmaamahaan:

  1. Download CoreFTP http://www.coreftp.com/download.html
  2. Madkaad soo dajiso Computer ka ku shubo kadib double click sii
  3. Host waxaad galisaa yourwebsite.com (Website-kaada)user ka cpanel ka gali iyo password ka kadib connect dheh
  4. Markaa gasho kadib Waxaad click siisaa Public Html kadib .htaccess file la dhoho right click èdownload dheh.
  5. Waxaad ka dhax helee C file ka aad soo dajisay Waxaad ku furtaa Notepad file kaas.
  6. File ka meesha ugu dambeesa waxaad Past ku dhahdaa code kaan

<Files wp-login.php>

order deny,allow

       Deny from all

       Allow from this IP address

       allow from xx.xx.xx.xx

</Files>

xx.xx.xx.xx waxad ku badashaa IP address kaada oo aad mar walbo website markaa data galineeyso isticmaasho IP Address kaada waxaad ka ogaan kartaa www.sostec.so/ip .

  1. Save dheh oo waxaad ku save gareysa magaca ah .htaccess kadib Copy dheh ee CoreFTP adoo isctimaala Past ku dheh Public html ka adoo dhax taagan.
  2. Markaa Past ku dhahdo message ayuu keeni doona Overwrite all dheh.
  3. IP kale ka tijaabi inuu kuu shaqeeynaa wp-admin ama wp-login.php

Mahadsanid

Explore more

Scroll to Top