Si domain aad ugu isticmaasho GSUIT waxaad u baahantahay in aad hesho DNS Zone editor waxaad ka heli kartaa shirkadda hostingka domainkaaga siiso.
Tilaabooyinka la maraa waa sida tan:-
1. Waxaad soo gashaa admin.google.com waxaad kasii taktaa qeybta bidix oo ay ku qorantahay Account kadib Domains clik sii kadib Manage domains kasii dooro, domainka aad rabto hortiisa waxaad arkeysaa meel ay ku qorantahay verify click sii/kuji
2. Verify marka aad click sii wuxuu kuu soo bandhigaa google text record, copy soo dhoho
3. waxaad imaataa zone editor ka hostingka
4. add record click sii waxaa kuu soo bixi doono shaashad yar waxaad ku qoreysaa sida tan
qeybta Name hoosteeda waxaad ku qoreysaa domainka
qeybta record waxaad ku qoreysaa xogti aad kasoo qaaday gsuit ee text record-ka aheyd
ugu dambeyn Save record click sii
5. waxaa ku xigi doono MX records-ka in uu google kuu soo bandhigo
MX records-ka uu kuu soo bandhigo waxaad u baahantahay Priority iyo Value
6. marka aad MX record soo copy gareyso waxaad mareeyso talaabada 4aad
7. Tilaabada u dambeyso waa in domainka aad u sheegto halka emailska laga diraa Local(Webmail) ama Remote (External Email provider sida GSUIT)
si aad arinkaas u samebyso cPanelka gal kadib routing email click sii halkaas ayaad ka dooreynsaa Remote