Sida loo badalo xogta domainka sida magaca, telephone number, email iyo address

Updated on August 12, 2023

Sida loo badalo xogta domainka sida magaca, telephone number, email iyo address

Inta xogta domainka badalin marka hore waxaad u baahantahay in domainka UNLOCK uu ahaado sida UNLOCK looga halkaan kasoo akhriso How to Unlock/Lock .so domain? 

1. marka hore client area gal

2. kadib waxaad ku clicksiisaa domains

3. waxaa kuu soo baxaya domainskaaga, domainka aad rabto hortiisa waxaa yaalo falaar click sii manage domain ka dooro

4. Marka manage domain click siiso dhanka bidix waxaa kasii doorataa Contact Information sida sawirka hoose ka aad ka arki karto, halkaas ayaad xogta aad dooneyso ka badaleyso ugu dambeyn qeybta hoose Save Changes clikc sii

 

Explore more

Scroll to Top