Sideen Ku badashaa Email keyga Password-kiisa / how to change email password? Hagaag fadlan Waxaad raacdaa tusaalooyinka hoos ku xusan:-
- Waxaad soo gashaa Cpanel (Login into Cpanel)
- Waxaad tagtaa qeybta Email Accounts
- Waxaa kuu soo baxa emails ka sameeysan
- Email ka aad rabto ku waxaad gujisaa MANAGE
5.Kadib waxaa kuu soo baxaa meeshaad galin lahayd password ka cusub
6. Guji Update Email Settings