Bixinta qarashka maalinlaha ee maqaayadda (Restaurant Expenses)

Updated on November 27, 2022

Maamule waxaad si maalinle ah u baahantahay in aad diiwaangaliso qarashka ku baxa maqaayadaada, hadaba raac tilmaamahaan:-

  1. Waxaad tagaysaa Mene-ga ah Finance
  2. Guji/Click Payment Request
  3. Khaanadda Payment For waa in ay kuu doornaataa Restaurant Expense
  4. Dooro Expense Type waa account ka aad qarash ku bixineyso
  5. Gali Cadadka Lacagta (Amount)
  6. Guji / Click Save

Explore more

Scroll to Top