Attach/Restore/Detach SQL Server Database

Updated on March 18, 2017

Habka aad u soo xiri karto ama aad u furi karto SQL Server Database (Attach/Restore/Detach SQL Server Database),Raac tilmaamahan

1.ugu horeeyn soo kici SQL Server Management Studio

2 Shaashadani waxaad Galisaa Server Name ka o ah computerkaada Magaciisa,sidoo kale gali user name ka lagusiiyay iyo password kadib Connect dheh

SQL-Server-2005

3.Shaashadani waxaad furtaa ama click siisaa +Database

SQL-Server-Dashboard-area

A)Detach/Furis

hadii aad u baahantahay inaad Furto(Detuch) databse kuu xirneyd inaad furto,fadlan hubi halka uu yaallo databse kaada si markaad so xireyso aad u xirato midka saxda ah

1. waxaad Right click kuleedahay Database kaada sida PMFS,DUGGAAL iwm

2.Task-Detach-OKfuris-DBase

B) Attach/Xiris

markaad soo gasho Sql server management studio,waxaad

1.Right click kuleedahay Database

2. attach

xiris

3.Add

attach

waxaad dooraneysaa halka uu yaalay database kaada sida hardisk D,C iwm

kadib Ok-OK

C) Restre/Soo Celin

hadii aad heysato .Back file waxaad sameyn kartaa Restore adoo soo galaa Sql server management studio

1.Right Click Database->New database

gali magac Database kaada click OK

2.Right click ku dul dheh databse kaada

3.Task->Restore

soocelin

soocelin2

4.Click …

5.Click add

6.dooro halka backup ka kuuyaallo

qeybta hoose Check saar magaca database ka sidoo kale gal qeybta Options ka Override check saar kadib ok

ugudambeyn

NB: Waxaa muhiim ah inaad khibrad u leedahay Database administrator hadii waxaad garan weyso kuu soo baxo ma’ahan si fudud inaad ugu deg-degto furis iyo xiris hadii aysan baahidaas jirin

Explore more

Scroll to Top