Si aad u abuurto Post Gudaha u gal dashboard ka Website-ka(Log in to your website dashboard) raac tilmaamaha hoos ku xusan.
- Guji/Click Posts
- Click Add New.
- Khaanadda Post Title ku qor cinwaanka Post-ga
- Khaanadda Post Content ku qor faah-faahinta warbixinta ama xogta aad rabto waxaad raacin kartaa qoraalkaaga links, sawiro, iyo wixii macluumaad ah ee aad rabto inaad ku muujiso bartaada.
- Guji/Click Set the featured image si aad u lifaaqdo/upload sawirka aad rabto inuu ka soo muuqdo wajiga hore ee qoraalka/ Post-ga.
- Guji/Click Publish si qoraalka uga soo muuqdo website-ka