Maamula / Xisaabiye,
Kahor intaadan lacag bixin, hubi in kabalyeeri ama khasnaji uu leeyahay akoon bangi
- Waxaad gujisaa/click Human Resource
- Guji Default Bank Account
- Guji/Click Add New
- Dooro User
- Dooro Bank Account
- Guji/Click Save
F.G: Hadii Bank uusan sameyneyn guji halkaan si aad u abuurato bank account