How to Set up Product Attributes

Updated on September 14, 2022

Maqaalkaan waxa kugu caawinayaa si aad u sameeso products attribute.

  1. Go to Products tab > Attributes
  2. Waxa ku soo baxaya product attributes Interface.
  3. Geli magaca attribute aad sameeneesid tusaale ahaan color.
  4. Ka dibna list ku soo baxaya waxa ka doorta Type of Attribute. tusaale ahaan color, image, button
  5. Ka dibna Guji button Add Attribute.

F.G

*Color*:  Isticmaal marka product aad ku kala saaresid midab (color).

*Image*: Isticmaal marka product aad ku kala saareesid sawir ahaan. Tusaale waxa loo isticmaala marka uu jiro brands oo alaabahooda aa iibsid sida, Apple, Samsung, Nokia iwm.

*Button*: Isticmaal product attribute loo soo bandhigayo qaab button ah . tusaale ahan

waxa loo isticmaala size, (X,XXL,L,M)

Explore more

Scroll to Top