Si aad qormadaada u raaciso Tags taas oo kaa caawin doono in sare u qaaddo soo muuqashada xogta website kaada , waxaad soo furtaa qorma hore ee kuu sameysan ama midda cusub ee aad ku dhex jirto kadib waxaad raacdaa sidaan:-
- Waxaad dhinac midig ka muuqdo box ku qorantahay Tags
- Waxaad galisaa ERAY la xariiro qormadaada
- Kadib guji Add
- Waxaad sidaas ku waddaa erayada aad rabto dhamaan tood kadib Update garey qormadaas