How to get EPP Code for .SO Domains

Updated on August 12, 2023

Si aad u hesho EPP Codeka domainkaaga talaabooyinkaan raac:-

Inta EPP CODE aad raadin waxaad u baahantahay in domainka UNLOCK uu ahaado sida UNLOCK looga halkaan kasoo akhriso How to Unlock/Lock .so domain? 

1. marka hore client area gal

2. kadib waxaad ku clicksiisaa domains

3. waxaa kuu soo baxaya domainskaaga, domainka aad rabto hortiisa waxaa yaalo falaar click sii manage domain ka dooro

4. Marka manage domain click siiso dhanka bidix waxaa kasii doorataa Get EPP Code sida sawirka hoose ka aad ka arki karto.

 

Explore more

Scroll to Top