Email Filtering

Updated on March 27, 2017

Waxan rabaa Emails inaan block iska dhoho oo eeey isoo gaarin? sidee hagaag fadlan Waxaad raacdaa tusaalooyinka hoos ku xusan:

1.Login into www.yourwebsite.so/webmail ama www.yourwebsite.so:2095

2.Waxaa click siisaa Email Filtering

3.Waxaa click siisaa Create a new filter

4.Filter Name:magaca u bixi tusaale rule

5.Dooro rule ka noociisa:

From: spamer@website.com

Subject: Email ka subject-giisa tusaale (Spam, Your Website is clean)

To: qofka loo diraa

Replay Address: Email ka lagu jawaab celina

Body: gudaha email ka tusaale waxa rabta body ga text ku qoran inaad block dhahdo

6.Intaas midka rabto dooro kadib hoostiisha waxa ku qorta tusale waxa dooratay From hoosteeda waxa ku qora email ka block la saara.

7.Create

Mahadsanidiin

Explore more

Scroll to Top