caalamka digital ka waxaa jiro wax la yaqaanp hacker’s oo tuugo ah fadlan raac tilaabooyinkaan si aad uga fee jignaato dhibaatooyin soo gaara Website-kaada:
- Clean PC with Antivirus
Xili walbo oo aad website-ka data galineeyso isticmaal Computer leh anti virus sababtoo ah wax walbo oo aad Upload(qaadis) dhahdo waxa uu ku galaayo waa website kaada sidaa darted Computer nadiif ah isticmaal
- Update
Waxaad update iska dhahdaa Software-ka WordPress-ka, themes ka iyo plugins, sidookale joomla iyo drupal siduu Website ka u ahaado update, update-ki wax dhibaata kuuma keenaayo ilaa hadii cod-ka website kaada ku qoran eey is waafaqeeynin Software-ka kuugu shuban fadlan backup ka qaado data intaa update dhihin ka hor.
- Emails
Emails-ka website kaaga dhax sameeysan ka taxadar email aadan aqoonin inaada furin waayo wax kasto ayuu noqon karaa sida phishing, scam, spam iwm hadaa furtana Link email ku dhaxjiro click hasiin ilaa email inuu yahay email aad sugeeysay ama aad taqaano
Phishing waxaa loo yaqaanaa maldihid ama wax waxkale lagu khaldo tusaale email ayaa kuu soo dhacay kaasoo ku asteeysan magaca facebookmail.com sida dhabta ma aha Email kaaga soo dhacay facebook waa email larabo in laguugu khaldo oo maarkaad click siiso uu kuu keeno qaa-ka login facebook muuqaalka markaad aragto waxaa isleedahay waa facebook email iyo password ayaad galineeysaa waxaa uu u dhici doonaa email-ka iyo password-ka dadki sameeyay dabinka.
- Passwords
Fadlan Passwords ka website yadaada ka dhigo kuwo adag oo aana si dhaqsi ah lagu qiyaasi Karin
password ugu xun:
123456
cbd123456
abcd123456
abc123
hello
iloveyou
143abc, magacaada iyo wixii lamid ah, passwords ugu fiican Numbers + Letters+ Characters sida H#@46*.$&a
Mahadsanidiin