Si aad qoraalka ku qoran Page WordPress ah aad u saxdo, ama ugu darto xog kale , raac tilmaamaha hoos ku xusan:-
- Dhinaca bidixe markaad soo gasho Dashboardka
- Waxaad ka doorataa Pages
- Kadib ka sii dooro All Pages
- Waxaa kuu soo bixi doono pages ka ku sameysan website kaada , fadlan dooro page ka aad rabto , guji Edit
- Guji/Click Update
F.G: si aad wax uga badasho page ka waxaa laga yaabaa inuu Design saaranyahay saas darteed iska hubi inaad Edit adeegsankarto iyo inkale.