How to remove dns records using DNS Zone Editor
Si aad DNS records uga tirto cpanelka tilaabooyinkaa raac
1. marka hore cpanelka gal
2. marka aad CPanelka gasho waxaad tagtaa qeybta Domains ==> kadib waxaad kasii doorataa zone editor
3. kadib waxaad kasii doorataa domainka aad rabto manage click sii
4. waxaa kuu soo bixi doono recordska oo idil, recordka aad rabto inaad delete dhahdo delete click sii