Si qormo aad ugu yeesho sawirka 1aad ee ka soo muuqanaa waxaad raacdaa sidaan:-
- Waxaad tagtaa dhanka midig ee qormada “Featured Image“

- Waxaa kuu soo baxaa halkaad ka xulan lahayd sawirka

- Sawirka hadii aad ku haysato computer kaada waxaad doorataa Upload Files hadii uu website kaada ku jirana Media Library
- Ugu dambeyn guji Set Featured Image