Web Application

Sidee WordPress loogu shubaa website ayadoo la isticmaalaa Fantastico De Luxe

Waxaad gudaha u gashaa Cpanel-ka webkaada tusaale mywebsite.com/cpanel Qeeybta Software and Services waxaad kasii doorataa Fantastico De Luxe Markaad Fantastico De Luxe click siiso dhinaca bidix waxaad ka doorataa WordPress kadib New Installation click-sii Waxaa kuu soo bixi doono form buux buuxi Installation Location Install Directory: waa hadii aad u baahantahay sub folder tusaale mywebsite.com/tusaale …

Sidee WordPress loogu shubaa website ayadoo la isticmaalaa Fantastico De Luxe Read More »

Restrict Word Press wp-login access

Walaal si aad wp-admin iyo wp-login.php aad kaligaa u gasho oo uu qof kale u galin raac tilmaamahaan: Download CoreFTP http://www.coreftp.com/download.html Madkaad soo dajiso Computer ka ku shubo kadib double click sii Host waxaad galisaa yourwebsite.com (Website-kaada)user ka cpanel ka gali iyo password ka kadib connect dheh Markaa gasho kadib Waxaad click siisaa Public Html …

Restrict Word Press wp-login access Read More »

How to create post in Word Press

How to create post in wordpress? hagaag fadlan Waxaad raacdaa tusaalooyinka hoos ku xusan: 1.Login into www.yourwebsite.so/wp-admin ama www.yourwebsite.so/wp-login.php 2.Dhinaca Bidix Click Posts==>Add New 3.Dooro Title, Body ga ku qor text/qoraalka 4.Dhinaca midig ka dooro meesha aad u wado Post ga 5.Publish Mahadsanidiin

How To Install Joomla on my website

How to install Joomla on my website? hagaag fadlan Waxaad raacdaa tusaalooyinka hoos ku xusan: 1.Login into www.yourwebsite.so/cpanel ama www.yourwebsite.so:2082 2.Software/Services ==>Quick Install 3.Dhinaca Bidix CMS Software==>Joomla click sii 4.Click Continue 5.Form ka buuxi 6.Install Now! 7.Installation ka markuu dhamaado Password ka copy dhoho oo gal iskana badal Mahadsanidiin

How to Install Word Press Plugin

How to Install Word Press Plugin ? hagaag fadlan Waxaad raacdaa tusaalooyinka hoos ku xusan: 1.Login into www.yourwebsite.so/wp-admin ama www.yourwebsite.so/wp-login.php 2.User iyo Password ku gal 3.Dhinaca bidix Click Plugins==>Add New 4.Dhinaca kore click sii Upload Plugin 5.Click browse Plugin ka meesha uu yaalo tag upload soo dheh 6.Click Install Now 7.Click Activate Plugin Mahadsanidiin

Scroll to Top