- Waxaad gudaha u gashaa Cpanel-ka webkaada tusaale mywebsite.com/cpanel
- Qeeybta Software and Services waxaad kasii doorataa Fantastico De Luxe
- Markaad Fantastico De Luxe click siiso dhinaca bidix waxaad ka doorataa WordPress kadib New Installation click-sii
- Waxaa kuu soo bixi doono form buux buuxi
Installation Location
Install Directory: waa hadii aad u baahantahay sub folder tusaale mywebsite.com/tusaale
Admin access data
Administrator username: waa username-ka aad ku soo gali leheed wordpress-kaada
Password: waa password-ka aad ku gali leheed wordpres-ka
Base Configuration
Admin nickname: waa naaneesta username-kaada tusaale magaca qofka leh webka ama magic kale
Admin email: waa email address laguugu soo diri doono reset password-ka
Site name: waa magaca webkaada tusaale My Website
- Intaas markaad buux buuxiso kadib Install WordPress Riix
- Kadib finish