General

Google Drive

create Gmail account abuur account Gmail cusub right click Google application oo ku yaallo ciwankaada mesha aw ku qoran yahay agtiisa then choose Drive  kadib dooro Driver mesha ku qoran taha click new  then waxad ka dortaa folderka aad rabto inaad share gareyso

Restrict Word Press wp-login access

Walaal si aad wp-admin iyo wp-login.php aad kaligaa u gasho oo uu qof kale u galin raac tilmaamahaan: Download CoreFTP http://www.coreftp.com/download.html Madkaad soo dajiso Computer ka ku shubo kadib double click sii Host waxaad galisaa yourwebsite.com (Website-kaada)user ka cpanel ka gali iyo password ka kadib connect dheh Markaa gasho kadib Waxaad click siisaa Public Html …

Restrict Word Press wp-login access Read More »

How to secure my Website

caalamka digital ka waxaa jiro wax la yaqaanp hacker’s oo tuugo ah fadlan raac tilaabooyinkaan si aad uga fee jignaato dhibaatooyin soo gaara Website-kaada: Clean PC with Antivirus Xili walbo oo aad website-ka data galineeyso isticmaal Computer leh anti virus sababtoo ah wax walbo oo aad Upload(qaadis) dhahdo waxa uu ku galaayo waa website kaada …

How to secure my Website Read More »

Scroll to Top