Sideen Ku galaa Email / how to access webmail? hagaag fadlan Waxaad raacdaa tusaalooyinka hoos ku xusan:
1.Login into www.yourwebsite.so/webmail ama www.yourwebsite.so:2095
2.Email iyo Password ku gal
3.Waxaa ku soo baxa Horde, Roundcube, SquirrelMail
4.Saddexdaas Mid ka dooro
5.Kadib waaba dhax taagantahay Email-ka

Mahadsanidiin