Email Auto Responders

Sideen Ku sameeya Email Auto Responders ? hagaag fadlan Waxaad raacdaa tusaalooyinka hoos ku xusan:
1.Login into www.yourwebsite.so/webmail ama www.yourwebsite.so:2095
2.Email iyo Password ku gal
3.Waxaa click siisaa Auto Responders
4.Waxaa click siisaa Add Auto Responders
5.Form ka buuxi kadib Create/Modify click sii

Mahadsanidiin

Scroll to Top