How to Order a Domain / Sida loo dalbo Domain?:
1.Visit www.sostec.so
2.Sawirka Weyn hoostiisa Domain meesha eey ku qorantahay ku qor domain ka aad baareeso una dooro midka aad rabto sida .com, .so, .org, .net, .me, .info
kadib Find Domain click sii sida
3.Hadii Domain status ka yahay Available! Order Now Domain kaas waa uu banaan yahay oo waa dalban kartaa
4.Click Add to cart
5.Click Update Cart
6.Click Checkout
7.Kadib Form ka buuxi
8.Click Complete Order
Mahadsanidiin