How to check Domain Availability / Sida loo hubiyo Helitaanka domain?
1.Visit www.sostec.so
2.Sawirka Weyn hoostiisa Domain meesha eey ku qorantahay ku qor domain ka aad baareeso una dooro midka aad rabto sida .com, .so, .org, .net, .me, .info
kadib Find Domain click sii sida
3.Hadii Domain status ka yahay Available! Order Now Domain kaas waa uu banaan yahay
4.hadii Domain status ka yahay Unavailable Domain kaas ma banaano oo waa la qaatay
Mahadsanidiin